.

ku soodhawaw dawade
dabayl.tripod sport
Kooxda Qaranka oo ku guuleysatey koob loo dhigay munaasabada
1da Luulyo

Kooxda Qaranka
Kooxda kubada cagta Qaranka oo ka dhisan
magaalada Oslo ayaa ku guuleysatey koob loo dhigay munaasabada qiimaha badan ee 1da Luulyo ka dib markii ay rigoorayaal 3-1
ugu badiyeen kooxda Sukao oo sidoo kale ka dhisan magaalada Oslo.
Tartankaan oo ah kii ugu horeeyey ee
noociisa ah oo lagu qabto dalka Norwey ayaa waxaa isku soo duway Sharmarke Calasow iyo Maxamed Shiikh "dhagaweyne" waxaana
kasoo qeyb galey 12 koox oo ka kala socdey gobolada Norwey iyo kooxda Elman oo ka socotey dalka Swedan.
Kooxihii kasoo qeyb galay oo 3 guruub
loo qeybiyey ayaa waxey kala ahaayeen:

International Boys
1, Intercontinental"Gjøvik", 2,Stavanger,
3,Bergen, 4,International Boys
5,Sukao, 6,Kooxda Qaranka, 7,Hamar,
8,Elman"Stockholm"
9,Trondhaim, 10,Elverom, 11,Trømso,
12,Hilaac, 13,Torshov.
Guruub kasta waxaa kasoo baxey 2 koox
waxayna isku arkeen sidaan.
International Boys vs Torshov 3-1

Stavanger
Kooxda Qaranka vs Stavanger 1-1 (3-2
rigoorayaal )
Sukao vs Hilaac 1-1 (3-1 rigoorayaal).
Hadaba sida uu qabay sharcigii lagu
maamulaayey cayaarahaan ayaa 3dii koox ee soo baxdey waxaa lagu soo daray kooxdii ugu cayaar wanaagsaneyd kooihii haray waxaana
booskaas nasiib u helay kooxda Hilaac.

Rigooradii ay ku hareen Stavanger
Semifinaalihii ayey kooxaha isaga hor
yimaadeen:
Kooxda Qaranka 2-0 Hilaac, International
Boys 0-2 Sukao.
Kulankii finaalaha ayey kooxda Qaranka
fooda isdareen kooxda Sukawa oo labadaba ka dhisan Oslo, waqtigii loogu tala galey ayey labada koox isla dhaafi waayeen barbardhac
1-1 si loo kala saaro ayaa loo dhigay rigoorayaal waxaana 3-1 guushii ku raacdey kooxda Qaranka.

Sukao
Tartankaan oo uu furitaankiisa hadal
ka jeediyey gudoomiyaha qabanqaabada C/kariin Maxamed Yusuf "Kalimow" ayaa kusoo dhoweeyey mudane Tarabi si uu u furo tartanka.
Tartankaan oo ay kasoo qeyb galeen mas`uuliyiin
iyo marti sharaf badan ayaa waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha X.S.K.C mudane Muxudiin Darboweyne, Macalin Aweys X.Cabdi Hiraabe
oo ahaa madaxa gudiga farsamada, C/Raxmaan Liisaay oo ka mid ahaa gudiga farsamada, Xasan Maxamed Cabdulle "Atros" Garsoore
Caalami C/Qadir Cadaay, Xasan Muuse, Maslax, Cali Macalin iyo marti sharaf kale oo magac ku leh bahweynta isboortiga.
Gabagabadii ayaa lagu sharfay gudoomiyaga X.S.K.C Muxudiin
Darboweyne inuu bixiyo biladihii iyo abaal marinadii loogu tala galey tartankaas

Gudoomiye M.Darboweyne oo abaal marin gudoonsiinaayo
Sayid Cali
oo Kooxda Sukao ah |

Kulankii finaalaha ayey kooxda Qara

oo Kooxda Sukao ah
Gudoomiye Darboweyne ayaa koobabkii
kaalimaha 1aad, 2aad, iyo 3aad gudoonsooyey kooxda Qaranka, Sukawa iyo International Boys, sidoo kale waxaa bilado la gudoonsiiyey
cayaaryahan Sayid Cali oo Sukao u dheela oo noqdey cayaaryahankii ugu wanaagsanaa tartanka, Cayaaryahan C/rashiid Cadaay oo
noqdey cayaaryahankii ugu goolasha badnaa wuxuuna kooxdiisa u saxiixay 7 gool, sidoo kale waxaa abaal marin la gudoonsiiyey
goolhayaha Sukao Burhaan oo noqdey gool hayihii ugu fiicnaa tartanka, kooxda Stavanger ayaa loo magacaabey kooxdii ugu wanaagsaneyd
waxaana meeshii laga sheegay in loogu tala galey abaal marin qaas ah.
Deeyoo.com oo wareysatey gudoomiyihii
qabanqaabada mudane Kalimow ayaa weydiisey abaalmarinta loogu tala galey Stavanger hase yeeshee wuxuu ku gaabsadey in berito
ooTalaado ah qado sharaf loo sameynayo laguna gudoon siin doono abaal marintii loogu tala galey, Kalimow wuxuu kaloo sheegay
in dhamaan kooxihii kasoo qeyb galey ay ka codsadeen in la joogteeyo qabashada tartankaan, isagoo ka hadlaayey sababahaku
dhaliyey qabanqaabada tartankaan ayaa sheegay iney door weyn ka cayaareyso is dhex galka iyo is barashada dhalinyarada Soomaaliyeed
ee ku kala nool meelo kala fog iyo weliba in dhalinyarada soo koreysa la baro qiimaha ay 1da luulyo ugu fadhiso umada Soomaaliyeed
maadaama ay qurbo ku nool yihiin, ugu dambeytiina wuxuu amaan usoo jeediyey dhamaan dadkii gacanta ku siiyey qabsoomida tartankaan
isagoo si gooni ah u amaaney kooxda Sukao oo gacan weyn ka geysatey soo dhoweynta kooxihii iyo masuuliyiintii meelaha fog
fog ka kala yimid.
Sidoo kale waxaa noo suurta gashey inaan wareysi gaaban
la yeelano Maxamud Gabeyre oo ah gudoomiyaha kooxda Intercontinental oo ka dhisan magaalada Gjøvik wuxuuna noo sheegay inuu
ku faraxsanyahay qaabka loo soo abaabulay tartankaan isagoo amaan usoo jeediyey dadkii soo qabab qaabiyey, Mudane Gabeyre
ayaa balan qaadey in kooxdiisa ay kasoo qeyb gali doonto sanadka soo socdo hadii illaah idmo. | waad nagala soo xidhidhi kartaa hadaad wax su;aala ka qabto cabdi_dhl@ hotmail.com waad mahadsantahay
dawade..?????? |
 
ZUZU ZINADIN ZIDANE IYO CLAUDIO MAKELELE OO KU SOO LAABATY XULKA QARANKA KUBADA CAGTA
EE FRANCE.
|