
 Hudheelkani waa hudheel caalmi ah oo dhawaan laga furay caasimada
dalka Somaliland ee magaalada Hargeysa. Waxay muujinaysaa sida reer Somaliland ay ugu heelan yihiin dhulkoodi burburka iyo
khasaaruhii gaadhay inay dib u dhistaan.
Waa National Theatre kii Hargeysa
oo wali nabaradii faqashtu ku yaalaan oo lagaa sugayo dib u dhiskiisii. Cid kale uma
maqna ceelna uma qodna, nin la sugayoow maxaad sugi. Dhamaanteen dadka qurbaha joogaa ayay hawashani sugaysaa, maadaama aynu
garansanahay qiimaha uu leeyahay hoyga Murtida iyo Madadaaladu. Waa meesha kaliya ee umad wliba ay suugaanteeda dhammaan ku
soo bandhigto. Suugaan la'aani waa dhaqan la'aan.
waad nala sooxidhiidhi kartaa daawade ciwankayaga oo ah; cabdi_dhl@hotmail .com waad mahadsantahay
|
 |
halkan riix hadaad ubahantahay inaad
dhagaysato lasoco ha ka dhicin dhagayte webside kan c/fataax
|
 |

KURAAXAYSO DALKAAGA HOOYO?
waxa uu idin ku bushaaraynayaa webside kan c/fataax
in uu idinku soobiirin doono qaybo badan oo aad ka heli doontaan run ahaantiina idin cajab galin doona waa balan taasi daawade
ama dhagayste |

qayb ka mida somaliland hadad ubahantahay wad naga helaysaa
|
 |
 |
 |
|
 |
 |
 |
|
|